1. Hubi in dugsiga uu bixiyo Skolelyst (Rabitaanka dugsiga) iyo alaabaha saxda ah ee dugsigu bixiyo.
2. Akoon sameyso diwaangeli macluumaadka lagama maarmaanka ah ee ku saabsan naftaada, ilmahaaga iyo dugsiga uu dhigto ilmahaaga.
3. Dooro alaabaha – waxaad bedeli kartaa waxyaabaha aad doorato usbuuc kasta oo xitaa waxaad dooran kartaa waxyaabo badan isla maalintaas haddii aad rabto.
4. Dooro qaabka lacag bixinta aad rabto – halmar wada bixi kharash dhan ama ukala gooso lacagta laba meelood. Haddii aad go'aansato inaad ku bixiso kaar, waxaad dooran kartaa inaad si bille ah ku bixiso lacagta.
5. Alaab keenista ugu horeysa waxay qaadan kartaa inaa 14 maalmood markaad dalbato. Mid ka mid ah sababaha tani waxay la xiriirtaa inta maalmood ee dugsigu keeno alaabaha toddobaad gudihii.